Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Iskoolo Buluusiyo & Wararkii ugu dambeeyey

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii xoogganaa ee caawa fiidnimadii ka dhacay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa ka dhacay ka soo horjeedka xerada dugsiga tababarka booliska ee loo yaqano Iskool-Buluusiyo, waxaana lala beegsaday goob biibito ah oo ay fariistaan ciidamada Booliska. Sarkaal ka … Continue reading Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Iskoolo Buluusiyo & Wararkii ugu dambeeyey